Waxa ka ogow sheekada xaliimo iyo farax iyo halka ay inoo ka timid.

Sheekada xaliimo iyo faarax ee baryahan danbe ku soo badadtay bulshada somaliyeed xagee inoo ka timid yaase inoo soo waydaaray halkan waxaynu daaha kaga qaadayna macnaha ka danbaysa sheekada xaliimo iyo faarax ama dumarlan iyo faraxland sheekadan sheeko xirir la leh bal aan wax ka ogaano tariikh kooban oo ku saabsan tiknolojiyada iyo siday taranka aadamaha ulla falgashay bal aan eegno.


Xaliimo iyo farax











Bilowgii kacdoonka warshadaha iyo soo ifbixii tiknolojiyada.



Bilowga qarnigii 19aad waxa dunida ka soo ifbaxay kacdoonkii warshadaha waxana koror aad u balaaran gaartay tichnolojiyada oo barbilow u ahayd xadaarada aadamaha amintaas oo tiknolojida jiilkeedii kowaad la daah qaaday waxa la soo saray computaro wax lagu xisaabiyo qalabyo la wado iyo hubka qarxa isla jeerkaas ayaa waxa la ogaaday garaadka macmalka ah balse looma hayn qeexidaan dhab ah balse waxa marqura fig soo yiri saynisyahankii yuhuudiga ahaa ee Allbert Einstein iyo nadariyaadkiisii fiisigiska isla amintaas oo ay heleen nidaamka xisaabed ee alguriidamka taas oo laga soo dhirin dhiriyey garaaadka mac malka ah.



Jiilkii labaad iyo sadexaad ee tiknolojiyada iyo siday taranka aadamaha ulla falgashay.


Si kastaba aha ahaate waxa kor ukac balaaran samaysay tiknolojiyada waxana la soo saaray kumbuyuutaro caqli leh taas oo looga maarmay shaqooyin badan oo aadamuhu qaban jiray in computarku si dhaqso leh u qabto taas oo bulshooyinka ka dhigaysa in ay bataan dadka baaga muudada ah oo aan wax arina hayn taas oo khadar u horseedi karta shirkadaha tiknolojiyda iyo dawladaha iska leh hadaba si dadkaas baaga muudada ah loo yareeyo waxa la sameeyey ururla yiraahado LGPT kaas oo ah urur ay aas aaseen dawladaha libaraaliga reer galbeedka oo loola dan laha burburinta bulshooyinkooda iyo bulshooyinka dunida balse meeshii ay ka sugayeeen in bulshadu nusqaanto wayba sii karoortay waxana waxana batay nacaybka xaddhaafka ah oo ururkaas loo qabo.


Gunaanad shirqoolka burburinta habdhismeedka bulshada dhaqanka suuban.


Qorshahaas markii reer galbeedku ku fashilmay waxa la isla qaatay in qorshaha la badalo waxana la bilaabay loolan dumarka iyo raga laga dhex bilaabay waxana jira ururo shaqadoodu tahay kala gaynta raga iyo dumarka sheekadan kuma eka somalia oo kaliya balse way la qabaan dhamaan bulshooyinka caalamku si aynu taas u fahantid samee daraasad xeel dheer oo arintaas ku saabsan wixi kuu soo baxana maskaaxdada ku maami hagaan 


Previous Post Next Post