Gabaygii abwaan abshir daahir ee hido

Gabaygan waxaa tiriyey wiil dhalinyaro ah oo ku nool deeganka jariiban oo magiciisa la yirahado abshir daahir waa abwaan wayn suugan yahayan suuganta wax badan lafa guray.



Waa miraha suugaanta ee aan halkan ka daahqaadi doono hadii eebe wayne raali ka  ahaado waxan jeclaysanay inaan gabaygan ku daah furno. Hagaag




Hal abuurka gabaygaygu waa hibiyo taariikhe


Hilib baan u leeyahay dhabiyo hoodo qaali ahe


Hooyaday dhankeed baan ka helay waana LA hubaaye


Hareeraha waxa IGA fadhiya hirarka suugaane


Nimankii hogaankeen lahaa waa halkaan ahaye


Howraar wax tarah baa jiro cidi hilmaamayne


Abti kaama haro baa layiri taniyo haybtaaye


Haboonow siciid baa yaqiin ha iyo wowgeed


By Hal Abuur Abshir Daahir




Previous Post Next Post