Waxaa aan samaynay ramdom access password system kaas oo kuu ogolaanaya inaad password random ah uu kuu generate gareeyo,
Waxa jira luuqad afraad oo ka dhacaysa qaybta qorsoon ee systemka ee loo yaqaan back end waayo systemkan waxaan u qalabaynay sida uu u diyaarsan yahay systemka loo yaqaan swifft kaas oo ay adeegsadaan bangiyadu.
Balse kan wuxu kaga duwanyahay wuxu ku shaqaynaya garaad ka mac malka ah ee artificial intelligence taas lagu dhisay python inkasta oo uusan ahayn barnaamij horumarsan oo access garayn kara hal computerka wax ka badan
Hadana wuxu awood u leeyahay inuu iska difaaco weerarada cyber attackska bal wuxu access garayn kara cida isku dayeysa halka ay ku sugan tahay iyo deviceska ay isticmaalayso isaga oo ku furaya fangas warardaas si toolmoon u curyaamin kara
Hadaba barnaamijkan simple kiis waxa ka helaysaa barteena githubka hoos linkga kaaga muuqda ku dhifo