Sidee u ekaanaysa musqalbalka dalka suurya iyo kooxda islaamiga ah ee la wareegtay xukunka dalkaas?
Waxana xununka la wareegay si rasmi ah urur islaami ah oo ka soo aas aasmay waqooyi galbeed dalka suurya.
Kooxdan hayat taxriir asham oo uu hugaaminayo
[ Abbu muxamed al jawlaani ] kaas oo mideeyey uruura diimeedyadii ka dagaalamayey suurya.
Hasa ahtee waxa weerar aan loo meel dhayin ku soo qaaday gumastaha israaiil kaas oo ka faa iidaysanaya xaalada hubanti la aanta ah ee ay gashay suurya.
Maanta ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay xukuumadii ugu horaysay kadib kali taliyayaashii isdhalay ee isaga kala danbeeyey nusqarnigii ina dhaafay.
Hadaba sidee u ekaan kartaa xaalada gudeed iyo dibadeed ee dalkaas marka loo fuuriyo xaalada hubanti la-aanta ah ee bariga dhexe iyo awoodaha is diidan ee ku loolamaya mandiqadan.
Dhan waxa durba doobi ka bilaabay xukuumada sharci darada ah ee gumaystaha israaiil iyada oo hugaanka u haysa indhaha reer galbeedka ee siyaasada bariga dhexe.
Dhana waxa taagan dawlad macmal ah oo reer galbeedku ka aas aasay waqooyi bari dalaas waa kurdida-e taas oo ka shaqaynaysa danaha aragtida gabowday ee israiisha wayn iyo cobcinta ururka argagixisada ah ee bkky.
Dhanka kalena waxa adag dal kontonkii sano ee ugu danbeeyey kala tagay oo hab qabali iyo habdiimeed loo qaybiyey sidii laysugu keeni laha looguna samayn laha dawlad u kala dabqaada dad la kala dilay oo lakala qaybiyey oo lakala qixiyey.
Taas oo aysan meesha ka maranayn waxa ay sharciyada u yaqaanaan gumaystayaasha reer galbeedka ee diidan danaha islaamka iyo in-ay dawlad islaami ah ka soo muuqato bariga dhexe iyo guud ahaan dunidaba.
#Israel seizes territory in #Syria that is twice the size of #Gaza, amidst international silence
— Scimitar's Edge (MNZGamerX - Ace Level Troll) (@MBIMunshi) December 9, 2024
Not only has there been no resistance to Israel’s invasion, the new Syrian opposition forces that are set to form a government have not even made a joint statement on the issue. pic.twitter.com/jlWZH09H4x