Qorshe halis ah oo ka socda gobolka sool!

Muxu yahay qorshaha fashilmay 1991dii USC iyo SNM ku qorsheeyeen magalada muqdisho in lagu xasuuqo beesha daarood 

Si aan isku dultaagno arintaas waa inaan fahana dagaalka ka socda sool wuxu salka ku hayo iyo ujeefooyinka dirireed ee halkaas ka aloosan 


Muxu salka ku hayaa dagaalka laascaanood? 


25kii bishii may 2021 waxa heshiis gaaray somaliland iyo Taiwan heshiiskan oo ciwaan looga dhigay iskaashi dhinaca macdanta iyo shidaalka  balse arimo kale  ku hoos duugnaayen ayaa salka ku hayey in labada maamul ay iska kaashadaan sidii dunida dublamaansi ahaan looga dhaadhicin lahaa in ay u qalmaan in la aqoon sado sidoo kale arintan waxa dusha kala socday sirdoonka shiinaha ee MSS ayaa waxay falkiyeen qorshe labaad oo kaas ku lidi ah iyada oo shiinuhu liqi waayey sida maamul yar  oo geeska Africa ku yaal  uu ugu dhiiraday la macaamilida maamul gooni ugoosad ah oo quwadihii dunida ugu waawayna ay ku dhici waayen qorshahaan labaad ee shiinuhu unkay ayaa waxa lagu macneeyey burburinta iyo ka takhalusita mamulka somaliland taas oo shiinuhu u soo marayo itoobiya.



Hadaba si aan u ogaano qaabka shiinuhu u soo dbex marayo itoobiya waa inaan fahanaa mandaqada juquraafi ee ay dhacdo somaliland. 


Somaliland waxay dhacda mandqad istiraatiji ah dhinaca bari waxa kaga aadan marin biyoodka gacanka cadmeed oo ay ku loolamayan quwadaha dunidu gacankan ayaa wuxu isku xiraa bada xas ilaa bada Mediterranean ka gacankan waxa ku yaal dekado caalami ah sida dekeda berbera iyo dekeda jabuuti.



Dekeda berbera ayaa waxa heshiis saami qaybsi ah ku galay itoobiya iyo mamulka somaliland sanadkii 2017kii  balse somaliland ayaa burburisay heshiiskii oo waxay dekeda berbera heshiis saami qabsi ah kula gashah DPworld. Halkaas iyadoo xaajadu marayso ayaa somaliland waxay taageertay tigreeyga dagaalkii itoobiya iyo tigreeyga arintan oo markale somaliland iyo itoobiya kala irdhaysay. 


Hadaba shiinuhu isga oo arintaas ka faa iidaysanaya ayuu wuxuu heshiis la galay itoibiya heshiiskan oo shiinuhu ugu balanqaaday hadii ay burburiso somaliland inay ka talinkarto gacanku haynta marin biyoodka gacanka cadmeed arintan oo ah qorshe istiraatiji oo dhan dhaqaale iyo mid milatariba kaabaysa labada dal waa shiinaha iyo itoobiyee. 


Hadaba si qorshahaan loo hawl galiyo ayaa waxa la magaacaabay si qarsoodi ah xubno sirdoon oo ka socda labada dal balse waxa caqabad ku noqotay sida ugu haboon ee qorshahaan loo fulin karo iyada oo itoobiya si toos ah dagaal ugu qaadin somaliland quburo militari ayaa waxay soo jeediyeen in sadex qodob midkood in la fuliyo 


1. In somaliland si toos ah loo weeraro. 


2. In madaxwaynaha lagu taageero si xukunka somaliland si bulshada dhexdeeda kacdoon uga dhasho somaliland na halkaas ku itaato 


3. In bulsho waynta ku dhaqan gobolka sool iyo sanaag la galiyo cadiifad ah in ay noqon karaan maamul gooni ah oo halkaas kacdoon dadwayne laga abaabulo. 


Qorshahaan danbe ayaa loo guuxay waxana la soo jeediyey in qorshaan danbe sida ay tahay loo fuliyo dhawr bilood ayaa si toos ah iyo si dadbanba loo laayey dhalin yaro reer sool ah iyada oo la dhanqayo boogo waawayn oo dhex yaal reer sool somaliland halkan ayaa waxa ka dhashay kacdoonka maanta socoda. 


Hadaba si aan u daah furno qorshiihii aan bilowga soo sheegnay mu aamaradaha ay shiinuhu iyo itoobiya maleegeen ayaa waxa ka dhashay cadiifado qabyaaladeed oo isiraysan sheekadu waxay ku biyo shubatay iriir iyo daarood jamada snm ayaa heshiis qarsoodi ah waxay la gashay usc sanadkii 1991dii heshiiskan oo daaranaa ciribtirka beesha daarood iyada oo lagu qorsheeyey in labo jiho laga weeraro beesha daarood heshiiskan oo faah faahsan waad ka helaysaan buuga (sababihii burburka soomaaliya) balse heshiisan wuxu fashilmay dagaalkii habar habarta ee isaaqa iyo dagaalkii maxaakiinta ee muqdisho. 


Hadaba waxa soo cusuboonaysiiyey heshiiskas sadex arinood oo ka taagan guud ahaan mandaqada geeska Africa. 


1. Dagaalka laascaanood oo u muuqda mid isku badalay isir 

2. Madaxayana fadaraalka ee xasan shiikh iyo madaxawayna jabuuto oo heshiis maanka ka fog ku gaaray jabuuti 


3. Loolamada caalamiga ah ee shiinaha iyo maraykanka oo mid walbaaba ku dadaalayo gacan ku haynta geeska 


Sadexdan qodob oo mid walbaaba inoo furayo irido ayaanka dhamaan karin ayaa sababay in uu soo cusboonaado heshiiskas iyada oo quwado caalami ahi dabada ka riixiyaan isku dhamaynta bulsho waynta soomaliyeed.hagaag.[..]

Previous Post Next Post