Qorshaha sadex geesoodka 2024!

Baaritaan iyo daraasayn dheer oo aan samaynay ayaa waxan ku ogaanay lix qodob oo aan sadex ka mida ku xusnay maqaalka (qorshe halis ah oo ka socda gobolka sool!)


Hadaba qorshaha sadex geesoodka muxu yahay si aan siku dultaagno lixadan qodob aan ogaano sida ay u socodo loolanada reer galbeedka iyo dawaladaha bariga ee mandaqadan istiraatijiga ah ee geeska Africa


Tan iyo intii uu dhamaaday dagaalkii labaad ee dunida waxa ku amartaag laynayey dunida xulufada naato iyo dawladaha bariga ee kaniisada ortodhogiska  inkastoo dhan dhaqaale iyo dhan milatariba ay u janjeertay dawladaha reer yurub ee xulufada naato

Hadaba sida aan ognahay boqolkii sanaba dunida waxa soo mara xukun iyo system hor leh oo meesha ka saara kii ka horeeyey tan iyo dagaalkii labaad ee dunida waxa ka talinayey sytemka reer yurub iyo maraykanka ee lagu magaacabo xulufada naato kor u kaca dhaqaalaha shiinaha iyo dagaalka yukurayn ee uu bari taarayo ruushku waxay meesha ka saraysa tobanka sano ee soo socda sytemkii reer yurub iyo maraykanka taasina ifafaaleheedu way muuqada oo waa ogahay qof walba oo la socda isbedelka teknolojiyadeed iyo mid dhaqaale oo baryahan u Jan jeerta shiinaha somalida ayaa waxay ku maah maahda labo maroodi meeshay ku hardamayaan waxa ku le-da quraanayada oo macneheedu yahay baalaayo ka wayn oo hardamaysa lasma dhex taago.

Warqad sir ah oo Internet loo soo dusiyey 2022kii ayaa waxa lagu bayaamiyey sadex qodob oo halis ah oo ka soo jii jiile gobolada sool iyo sanaag qodob 1aad wuxu  cadaynayaa sirdoonka shiinaha iyo itoobiya ee xasaradaha ka wada gobolka  sool. qodobka 2aad wuxu iftiiminsyaa heshiis dhex maray madaxaye xasan shiikh iyo madaxaynaha jabuuti. qodobka sadexaad wuxu daah furayaa loolanada reer galbeedka iyo shiinaha ee manqadada geeska Africa.


Hadaba sadexdan qodob oo faah faahsan waxaad ka soo dheehan kartaan website lagu magacaabo  wikileaks.org ee la soo galiyo xogaha sirdoon iyo arimaha daah gadaashiisha ka socda.hagaag.[...]
Previous Post Next Post