Hub halis ah oo maraykanku soo saaray laguna waday daraasayn mudo 30 sano ah si looga miro dhaliyo marshuucan oo ay iska kaashadeen jaamacada alaska iyo ciidamada cirka ee maraykanka ma is leedahay mana ku fakaraysa dhulgariirkii ka dhacay turkeyiga inuu ahaa artificial gacan ku samays ah.
Sandu markay ahad 1993 ayaa wakaalada difaaca maraykanka DARPA waxay soo bandhigtay mashruuc koronto looga dhalinayo radio active ka ateenooyinka kaas oo loogu magac daray haarp oo loo soo gaabiyey "High-frequency Active Auroral Research" ujeedada laga lahaana waxay ahayd in la tijaabiyo mashruuca laskuna dayo in radio active dablaga dhalin karo balse aragtdaas waxay is badashay markii la arkay arin ka baxsan qorshihii mashruuca loo aaas aas baarayaal sayniskahano ah oo ka socday jaamacda Alaska ayaa mashruucii lagu wareejiyey mardanbe baa waxa soo baxday aragti kale oo sheegaysa in mashruucan looga faa iidaysan karo ionosphere lakabka hawada sare aragtidan oo meesha ka saartay gabi aahanba korontadii loo qorsheeyey mashruuca kabadcina waxa la shaaciyey in mashruucii uu falisay ama gabi ahaanba la kansalay.
Markii aragtidan soo baxday wakaalada difaaca maraykanka DARPA ayaa mashruucii si hoose u horomarinaysay waayo waxay ogaadeen in mashruucan uu yahay hubka ka daran hubka nuclear ka si ka khatarsan wax u burburin kara yacani mashruuca waxa laga hawl galinaya lakabka sare ee hawada waa xayndaabka ka hortaga shucaaca qoraxda iyo atamka ka dhasha kulaylka cadceeda ee aaltaronska tan oo u suurto galinaysa inay kala dhex galaan atamka oo ay ka fuliyaan awood riixaysa dhadhaqaaqa jawiga awoodan ayaa dhulka meesha kaga aadan ku sababaysa khalkhal waxana dhaqdhaqaaq samahnaya saxanada hoose ee dhulka tan oo sababaysa dhulgariir ama sulaami ka kaca aagas.
Arintan ayaa loo daliishanaya deeganada uu ka dhacay dulgariirkii turkeyiga iyo siirya in hawada lagu arkay maalo ka hor iftiin blue ah oo naadir ah iyo xaywaanada oo samaynaya ficil aan lagu bararugin hadaba waxa is waydiin mudan maxa maraykanka ku knasbay in uu sidaan sameeyo waa aragti kale oo arinta irdo kale u foraysa maalin aan saa u sii fogayn ayaa Turkigu wuxu ka soo orjeestay in Norway iyo Sweden ay ka mid noqdaan isbahaysiga naato isaga oo u cuskanaya in ururo argagixso ah ay magangalyo siiyaan ururadan oo loo yaqaan bkk oo ka tagaalama siiraya iyo turkeyiga.
Taas oo loo daliishan karo marin ka mida la dagaalanka fikir ee islaamka taas oo looga Dan leeyahay soo xera galinta turkeyiga waayo turkeyigu waa dalka kaliya ee maanta ka dhaqdhaqaaqaya duwalka islaamka.
Tani waa aragti balse shaki galin karta cidkasta oo documents ka laga abla ableeyey daalacata hagaag.[...]