Qatar oo noqotay Dalkii ugu horeeyey oo Islaam ah oo lagu qabto koobka aduunka

Maxan ka baran karnaa koobka aduunka ee lagu qabtay Qatar?

Qatar oo ka faa iidaysanaysa koobka aduunka ayaa ficilo lagu farxay ka dhaqan galisay furitaanka koobka aduunka ee word cup arintan oo jawaab qiimo badan u ah daan daanisga reer galbeedka iyo kibirkooda..

Masuuliyiinta iyo madaxda Qatar oo fulinaya waajibaadka diinteena suuban ee islaamka ayaa furitaanka koobka aduunka ku furay aayado qur-aan ah dhanka kale iyaga oo ka faa-iidaysanaya fursada dahabiga ah ayaa waxay dalkoodka ku Casumeen daaciyo iyo mu-adimiin cod macaan..

Maxan ka baran karnaa..

Sida aan la socono tan iyo markii ay Qadar ku guulaysatay marti galinta koobka aduunka, Reer galbeedku waxay dadaal xoogan ugu jireen fashilinta qaban qaabada koobka aduunka ee Qadar.. 

"I am European. For what we have been doing for 3,000 years around the world, we should be apologizing for the next 3,000 years before giving moral lessons," he said
Ninkan oo lagu magaacbo infantino oo ah madaxa Fifa ayaa yiri 
3.000 kun ee sano ee ina dhaafay dunida waxan ka gaysanay gabood falo ay tahay inaan raali galin ka bixino 3.000 kun ee sano ee inaku soo aadan waa siduu hadalka u dhigaye 

Dad badan ayaa reer yurub u haysta wadamo ama umad gaartay xadaarad iyo aqoon cid haysataa jirin balse malahaas waa mid waaqic aahaan dhunsan 
Qabsoomida kooban durba barga dhexe waxa laga dareemay fahanka iyo wacyiga dadalka reer yurub.[...]


Previous Post Next Post