Wakaalada NASA ayaa waxay istimaasha nus malyun gallan oo biyo marka ay cirka u ganayso gantalaha xambaara markabcireedka ay u diraan hawad sare..
Waxa hadaba is waydiin leh maxa loogu baahan yahay xadiga biyood oo sidaa u badan uumi baxa daruurta u eg ee aad arkayso marka gantaaluhu kacayaan waxay aalaba ka yimaadan labo ilood
Midka kowaad waa hanaanada tuuraya ganantaalaha qarada wayn ee sida marab cireedayda loo gano hawada sare kuwaas oo tamarta ka hela isku dar ka samaysan curiyayaal oxygen iyo hydrogen oo dareerayal ah marka waxa qaaca ah ee aad arkayso waa shidaal aad loo qaboojiyey oo islamarkaba hawada ku milmaya marka si aad ah loo cadadayo waxana wahelinaya uumi bax biyood kaas oo ka miirmay labo hydrogen iyo labo oxygen..
Isha labaad ee biyuhu waa hanaanada caburinta dabka halkas ka kici laha iyo jabaqada sare iyadoo ingineeradu kasii gaashanten jabqada aadka u saraysa ee dhaga jabiska ah hanaankan ayaa loo yaqaan Space Launch System hanaankan oo gabi ahaanba meesha ka saara jabaqada sare ee bur burin lahayd dhegaha iyo agabka electraniga ah ee qaaliga ah ee ku xiran markab cireedka gantaalaha sida gantalaha iyo wixi lamida..
Hadaba waxa is waydiin leh sidee u shaqeeya hamaankan Space Launch System caadiyan jabaqdu waxay hawada u gashaa mawjad ahaan waxayna leedahay labo baxaaali oo asaasi ah kuwaas oo kala ah hirbac ama frequency iyo gariir jabaqeed ama convulsions hirbacu waa aminta halka ilbiriqsi ee cadadiska jabaqdu soo noqnoqto halka gariir jabaqeedku sheegayo bar baxa halka ilbiriqsi ama masaafada mawjadu dhaqaaqday sidaas darteed markasa oo jabaqdu dheeraato waxa ayana xoogaysta mawjado jabaqeedka ku hareraysan markaas oo uu soo baxayo gariir xoogan..
Marka waa qiyasi kartaan inta agab ah ee ay galafan kari lahayd gariir jabaqeed dhan 8.4 malyun oo rocket ama 3.8 malyun oo kilogram oo ah jabaqda ka samaysanta qarxinta iyo rididtaanka gantaalaha biyuhu marka waxay aad u dhimayaan tamarta jabaqda loo yaqaan Acoustic Energy iyagoo siinaya dariiq ay ku socdaan mawjadaha jabaqda ah iyo gariirka wada socda halkii ay hawada gali laahyeen oo ay date jajabin lahayeen iyo agabka muhiimka ah waxna u dhimi layeen dhagaha dadka waxay dhexmarayaan biyaha taasna waa mida NASA u sahashay inay jabaqda aadka u culus ku soo koobto 142 despen oo qura Hagaag.[…]