Saacad kasta waxa laga cabsi qabaa in ruushka iyo ukraine isku adeegsadan hubka halista ah ee sida ba-an wax u gumada

biological weapons
Waxa cabsi wayn laga qaba nuu qarxo dagaal lasku adeegsado hubka biology ga taas oo ruushku ku eedeeyey Ukrainian ta inay diyaarada berakhtar TB2 ay ku duqaysay fariisinda dagaalka ee sajiirada crimea wasiirka gaashan dhiga ruushka ayaa ku nux nuuxsaday inay hayaan cadamo arinkaa la xiriira oo uu ku goodiyey inuu ku soo badhigi doono xarunta qaramada midoobay ee Geneva hadaba muxu yahay hubkan biologyga Hubkan waa hub sun iyo faris ka kooban oo hawada lagu buufiyo waa chemical halis ah hubkan waxa la madnuucay in la adeegsado sanadu marakay ahayd 1972dii sida hubka nuclierka dunida waxa uga yaal sharciyo waawyn.[…]

Previous Post Next Post