Sida la hilaadinayo waxa soo jii jiile dagaalkii sadexaad ee dunida waxa markasta qarxi kara dagaal sababa in lasku adeegsado hubka nuklearka arinkan oo kala jari kara isku socodka caalamka.Marhadii aw iskaago isku socodka dunida wax walbaana way is taagayan sida shidaalka cunooyinka iyo wax walbo oo badeecad hadaba hadaan laga gaashaaman wax walba oo suurto gal ah waxa laga dhaxlayaa dhibaato aan ka soo kabasho lahayn.
Waxayna saamayn xoogan ku yeelanaysa dawladaha dunida sadexaad ee africa ugu horayso marka dawladaha bilaa qorsha ah ee ay ka midtahay somalia waxa la gudboon labo ikhtiyaar mid 1 inay u toog hayan wax kasta oo ka dhalan kara Xifaaltanka reer galbeedka iyo raashka 2 iyo in ay iska damanadan oo ay korkooda ku qaraxdo.
Hadaba waa in qof walba ka xafiifqaado oo uu ka digtoonado caqabad kasta oo ka dhalankarta xaladas waa in umada somaliyed xooga saarto dhaqashada xoolaha beeraha kaluumaysiga iyo wax walba oo arinka lagaga gudbi karo.Hagaag.[…]