Madaxda qarada africa oo lagu bahdilay aaskii boqorada ingriiska

Madaxda qarada africa oo bas lagu daabulay😂      


Madaxda qaarada dihin ee africa ayaa si maqaam hoose ah loogu soo dhoweeyey aaskii boqoradii ingriiska queen Elizabeth ll iyada oo la arkayey madaxdii africa oo bas nooca caruurta lagu qaado ah lagu daabulayo arinkan oo ka dhigan bahdil iyo ilhaamo aan nooceeda horay loo arag.

Waana abaal marinta ay mutaysaday naagtii bakhtiday ee fashiistaha ingriiska waayo waa qorshayaasheedii gumaysi ee dhaqan galay horaantii qarnigii 19aad arinkan oo luuqada dubamansiyadeed ka dhigan anaga aayaa idin gumasan jirnay anaga ayaa idin kala qaybinay saydaan nagula xifaal tamin aramar ku taaglaynta dunida„ Hagaag.[…]
Previous Post Next Post