Madaxwayne xasan shiikh durba waxa ku bilowday mucaarado kakan sagoo 6 bilood joogn ayuu galay go-doon siyaasadeed wuxu iska horkeenay dawladihii gobolka durba wuxu saaxada siyaasada ku soo fuulay siyaasad aan aragti dheer ku dhisayn waxa dhacaya waxay iba-fur u tahay sida xaaladu noqonayso afarta sano ee mudo xileedkiisa.[...]