Afku wuxu ka mid yahay moohibooyinka lasku arsaa-ilo dhibaatoyinka somalia hasta waxa kamida afka oo ay shaaciriintii wawayna ay ku guhaameen
Tusaale ahaan gabay uu mariyey gabayaagii xaaji aadan af qalooc bartamaha sanadkii 1948 fartanadii gabaygas oo ahaa:
Umad aan xoriyad doonan oo daafac noqon wayda dadku inuu adoon sado horaa loogu daw galaye dacaska iyo ceebtaa qabtaan idinka diimoone dunjiga aadam ubadka uu dhalay ayaa ugu danbaysaane
Tags:
maqaallo