Madaxwayne xasan shiikh oo si maqaab hoose ah laagu Soo dhoweeye dalka Uganda
Kulankii labada madaxwayne xasan shiikh iyo musafani waxa si fudud lagu kansalay qorshihi dawladii farmaajo ay u dajisay ciidamada shisheeye ee ATMIS qorshahaas oo ahaa [Strategy Blend] mudo badan laga Soo shaqaynayey qorshahaas oo dalka looga sifaynayey ciidamada shisheeye waxa Soo ifbaxday siyaasaada xasan shiikh oo aan lahayn jiho iyo jid loo raacoMusafani oo si maqaam hoose ah ku Soo dhoweeyey madaxwayne xasan shiikh ayaa Canaan dhegaha ugu shubay isaga oo sariiganaya qorshihi [Strategy Blend] iyo tirada ciidan ee ay Somalia u baahan tahay iyo arimo kale hadalkaas oo dulucdiisu ahayd waxan idinku Soo daabulayna ciidamo dheerad ah oo ku mushahaar qaata Amniga Somalia.[..]