Tariikhdeena

Sikasta oo horumar iyo xadaarad facwayn u gaartid ma jirto dhibaato ka wayn in jiilba jiilka aad tahay looga sheekeeyo tariikhqo iyo xadaarado umado kale

Waa falsafadaha dagaalka khidadka mid ah in umad dhan oo Jira tariikhdooda la ilowsiiyo loogana dhigo umad aan jirin oo wax cisi iyo sharaf toona aan ku lahayn dunida

Waxa laynooka sheekeya laga Soo bilaabo dhaq dhaqaaqii gobanimo Doon ee sayid abdulla xasan iyo intaan xornimada qaadanay ma is waydiisay ka hor mawanan ahayn umad ka mida umadaha dunida ku xifaal tamayey ilaa iyo intii aadamaha la unkay

Waxa la yirahada somalidu waxay ahayeen dad xoolo dhaqato ah balse arinku taas waa ka gadisan yahay oo waxay ahaayeen umad qayb ka ah umadihii dunida hugaaminayey bartamaha qarnigii 18 ilaa 17aad mundus waa saldanad jiray qarnigii 18 ila hortaanta qarnigii 17aad magaalo madaxda saldanadan waa mosylon oo hada ah xaafuun waxay ka ariminaysay Bad dhan kismaanyo ilaa saylac iyo jirrada soqodara

Tariikhda tana waxan ku wadnaa baritaan iyo taxliilin dheeriya balse maculmadkan waxan ka Soo ururinay Buuga loo yaqaan 
vivlio tou kosmou oo uu qoray taariihyahan Greek ah


Previous Post Next Post