Siyasada xumada dawlada hada jira

Waxaa layaab leh, faa’idada Somalia ugu jirta inay qayb ka ahaato xasaradaha caalamka ka taagan!

1) Maxaa na dhaxgelshay quwadaha adduunka oo is-hayya?


2) Maxaan ku badelenay in qadiyadda Taiwan aan Shiinaha kula safanno?


3) Soomaaliya ma xanbaari kartaa raddul-ficilka ka dhalan kara mowqifkaan?


4) Ma cidbaa naga codsaday, ma dan baa naga gashay, mise sida tii webiga Nile-baan dalaq niri?


5) “Soomaali heshiis ah” waan aragnay ee tanna ma “ Dunida heshiis la ah”  baa?


Shacabka Soomaaliyeed sharraxaad ayay mudanyihiin…


Xil:abdullahi Aden kullane 

Previous Post Next Post