Dawalda Somalia oo is garab taagtay shiinaha qaramada mudoobayna ka codsatay in la tix galiyo midnimada shiinaha
Dowladda Soomaaliya, ayaa sidoo kale ka dalbatay in “Qaramada Midoobay ay ilaaliso midnimada, sharafta iyo wadajirka dhulka dowladda Shiinaha.”
Bayaanka dowladda Soomaaliya, ayaa kusoo beegmay xili ay xiisad ka dhalatay safar ay afhayeenka aqalka wakiiladda ee Mareykanka, Nancy Pelosi ku tagtay Taiwan.
Dowladda Soomaaliya, ayaa u aqoonsan in Taiwan ay tahay qeyb kamid ah dhulweynaha Shiinaha.
Mar sii horreysay ayaa Taiwan waxay xiriir la sameysay jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida, taasoo ka careysiisay dowladaha federaalka Soomaaliya iyo Shiinaha.
#Somalia reiterates its firm support for #China's sovereignty, political independence, territorial integrity and national unity, and calls for adherence to relevant #UN and #AU resolutions.
— Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 (@MOFASomalia) August 6, 2022
🔗➡https://t.co/4jWsXF8YZU#PRC #Chinese #Taiwan pic.twitter.com/M5O6Saga1o