Itoobiya Hadii ay rabo in Somalia wabiga niilka dhex dhexaad ka noqoto waa inay Somalia kala hadashaa labada wabi ee shabele iyo juba oo sanad walba Marna qalala Marka biyo badan Soo fataha waa inay qaada sida ugu dhakhsiya badan biyo xireenada ay saartay labadan wabi Sidaas waxa qaba siyaasiga Mohamed abdi waare
If #Ethiopia wants solidarity for its GERD position, keeping the Shabelle & Juba rivers dry seasonally is hardly the best way to do it. Yes, unilateral decisions on cross border waterways have an impact on the livelihoods of downstream communities. Coordination is critical. pic.twitter.com/1Eb64Rd9KM
— Mohamed Abdi Ware (@HShPrez2Ware) July 25, 2022