Hadaba dhacdooyinka ka dib waxa jiray dawlado is mahadiyey oo sheegtay limanta dagaladas oo ay ugu horeeyan america iyo midowga soviet iyo qaarada gabowday reer yurub dhacdooyinka waxa laga qoray dhiganayaal documents iyo maqaalo dhaadher
Balse xakhaa-ikhdu sidaas waa ka duwan tahay oo waxa jira dawlado hurinayey dhacdooyinka oo uga dan laha ahmiyad awoodeed iyo dhaqaale ba sida sheekoyinka dhaadher ku xusan dhagaalkii 1aad waxa uu ka biloowday nin amiir ahaa oo la dilay waa mid loogu sheekeeyo
caamada oo arinku wuxu ahaa qorshe uu marayanku ka danbeeyey si uu ubiloowdo isku dhac balaaran dawladii markaa xifaaltameyey sida la ogyahay maraykanku dibada ayuu ka joogay intii hore waayo wuxu doonayey
Inay jilcaan dawladii markaa awooda ku haystay balse wuxu dareemay inasan si dhayal ah ku liicayn oo isagaa markaa fara galiyey is xulafaysigii reer yurub ka dib wuxu kacdoonka abuuray dawladihii bariga oo ay markaa ugu tun waynaayen boqortooyadii jayna
Markaasna waxa si deg dega u soo if baxay hugaamiyihii jarmalka ee naasiyiinta halkaasna fursad ayaa uga soo iftiintay america balse way u seeto dheereyeen si uu hugaamiyaha hamuumani dunida dagaal ugu ekeeyo oo horay ayeey ulla socdeen dhaqdhaaqiisa