Dhiiri galin


 Xamaasadu waxay ka mid tahay furaha tilaabo wayn oo aad u qaado dhanka guusha mar walba waxa ku fakarta inaad halw qabato sanadkan ama bishan hadana waa ka caga jiida ama maba qabatid warka waxa kaa maqan xamaasada


Isku day inaad akhriso buugaagta dhiiri galinta markaad ah jumal akhrisoba fikarad ayaa kugu dhalan balse lama rabo inaad tiraahdo hawlo badan baan qaban ee waa inaad hal arin ku foognaada si aad guul uga gaaro tusaale ahaan waxa tiraahda sanadkan maadada ayaan baran

Dadka guullaystay waxa ay dhawraan 3 arimood 1:wakhtiga waayo haduusan kuu caynayn wakhtigu hawlahaga ayaa is dhaxyaacaya oo waad ku caajisaysa markas ayaa ku falshilmaysa 2:yool waxay diirada saaran hal hadaf waayo waxa u suurto galaysa hadafka inay firaaqo fiican u helaan iyo xamaasad joogto ah 3:nidaam waxay nidaamiyan wax qabad kooda iyo halwahooda malmeed wax kale na kuma mashquulan 
Xigamad news

It is a local media that will operate in accordance with the law in Somalia

Previous Post Next Post