Afkaar

 Taniyo intii uu gumastihii ingriiska iyo kiitalyaanigu ka kacay manqada geeska Africa waxa ka soo ifbaxay gayiga somaliya sadex afkaarood oo kala duwan 


Ingriiska iyo talyaanigu markayka soo dageen xeebaha baraawe iyo salac waxay ogaadeen saldiintii ka ariminaysay gayiga somaliya inay ku dhisan tahay afkaar qabaliga 


Taas ayaa ingriiska iyo talyaanigu u arkeen fursad dahabiya waxay u fududaysay inay u hirgasho qawaaniinta ah qaybiyoo xukun taas ayaa adkaysay inay saldiintii isku fahmi wayaan qaabka looga ortagayo gumaysayaashii gayiga soo galay 


Sida la ogahay gumastaha ingiriisku qarnigii 19aad wuxu dunida ku hayey car car ba-an oo uu kula xifaaltameyey dawladihii la jaarka aha sida boqortooyadii cismaaniyiinta talyaaniga iyo faransiiska 


Wuxu se xooga saaray suu meesha kuga sari laha dawladii islaamka ee Osman Empire hubkii ugu waynaa ee dawaldaas uu ku dumiyey waxay ahayd afkaar iyo wadaado jaajuusiin ah oo si fiican diinta u yaqaanay 


Dhacdadaas ayadoo faah faahsan waxa ka helaysaa buuga qirashadii jaajuuskii ingriiska halkan kala dag: https://www.dirzon.com/Doc/ReaderAsync?target=telegram:Qirashadii jaajuska engriiska (1).pdf


Markaan u soo laabto mawduucaygii afkaarta qabaliga ka socow markii ingiriiska iyo talyaanigu la dagaalamyen halyeygii sayid abdula xasan oo ay loodin waayeen halgankii gobanimo doon ee darawiishta 


Waxa ay isku dayeen ama ilaa heer ku guulaysteen in ay Somalia soo galiyaan afkartii aykula dagalameen dawladii islaamka ee faca waynayd markii uu meesha ka baxay halgamaagii sayidka xooga afkaartas waa nusqaantay 


balse markay soo ifbexeen dhaq dhaqaaqyadii leegada dib ayey boorka uga jafeen halkaasna waxa ka curatay afkaartii midaysay soomali wayn oo xakha ahayd oo waa dayaniyada e  


#Ahmed_bashiir

Xigamad news

It is a local media that will operate in accordance with the law in Somalia

Previous Post Next Post