Warbixin Maqaaleed: Tijaabada Faaf-reebka iyo Koobiyeynta Tignoolajiyada Diroonka Shahed ee Iran – Caqabadaha iyo Fursadaha

Warbixin Maqaaleed: Tijaabada Faaf-reebka iyo Koobiyeynta Tignoolajiyada Diroonka Shahed ee Iran – Caqabadaha iyo Fursadaha.


Diroonka Shahed – gaar ahaan nooca Shahed-136 – Waa mid ka mid ah qalabka casriga ah ee dagaalka ee Iran ay si xooggan ugu adeegsatay dagaallo kala duwan. Waxa uu caan ku noqday qiimihiisa hoose, saameynta burburineed, iyo awoodda uu u leeyahay in uu duulo masaafo dheer iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyad fudud oo wax ku ool ah.

  • Warbixintan waxay si qoto dheer u eegi doontaa:
  • Qaybaha muhiimka ah ee ay ka kooban tahay diroonkan:
  • Ma la isku dayi karaa in la faafrikeeyo drone tan:
  • Caqabadaha ku gadaaman iyo Adeegsiga tiknolojiyada sii koraysa iyo cilmi baarisyada gunta fog ee laga heli karo:


1. Qaybaha Tiknoolajiyada Diroonka Shahed


Diroonkan wuxuu ka kooban yahay dhowr qaybood oo muhiim u ah ka shaqeyntiintooda:


A. Madaxda Bumbada (Warhead)


Waa qaybta ugu dambeysa ee waxyeellada gaarsiisa.


Waxaa lagu qalabeeyo walxo qarxa oo sooft ah waxyaabaha la isticmaalo waa kuwo si fudud looga heli karo suuqyada madow, ama si liigal ah looga soo iibsan karo suuqyada caalamka. Tusaale TNTda budada ah waxa loo isticaala burburinta dhagax yada adag iyo dhismaha marka iyadoo habkaas la raacayo waa la heli karaa si fudud.


B. Matoorka (Engine)


Diroonkan wuxuu adeegsadaa matoor nooca piston engine-ka ah oo la mid ah kan mootooyinka.


Waa mid sahlan in la helo ama la sameeyo, balse isku-darka hufnaantiisa iyo awoodda uu leeyahay waxay u bahan tahay in lagu dabaqo hab dhisaynka la adeegsanayo waxana lagu daro waxna laga jaro. Tusaale matoorka mootooyinku ma leh layliko balse wuxu leeyahay kireen wareejiya siliska marka waxa meesha laga saaraya keriinka waxana lagu badalayaa layliko waregta.


C. Biyooshtoo (Antenna iyo Navigation)


Waxaa ku xiran antenno ku shaqeeya GPS ama GLONASS, iyo hirarka radioga IRNSS (Iranian navigation). Taas oo meesha laga saarayo lana adeegsanayo GPR-GlASS la cayimay oo lagu daray hirarka mowjadaha radio la faafrikeeyey electronical section senser.


Iran waxay adeegsataa hab difaac oo jaam gareeya nidaamka GPS-ka cadowga.

oo ku dhisan programing gaar ahaan luuqada python umana baahna codding badan iyo resource la qoro ee waxay u bahan tahay oo kaliya links leh malware protaction area and GPR attack cloction golobel contorol.



D. Kumbuyuutarka Gudaha (Flight Controller)

Waa motherboard ku shaqeeya barnaamijka auto-pilot. kaas oo laga heli karo isagana suuqyada yacni motherboardka kaliya ayaa loo bahan yahay oo ah jibsida u yeelaya caqliga kuna xiraya hirarka kala duwan iyo bartilmaameedka 


Gunanad 


Sideedaba wax walba waa isku day guusha waxa ka horaysa isku dayga markii aad labo ilaa sadex jeer isku daydo waxana ka barato khaladadkaaga ugu danbayn waad ku guulaysan.


Dhibka kaliya ee ina haysa waxba iskuma dayo inaga oo haysana tiknolojiyad hurumarsan oo maanta laga heli karo ayu macluumaadka aad u baahan tahay iyo barnaamijyo ku shaqeeya garaadka mac malka ah.


Marka hore waxa la daraasanaya mid sambal ah oo le eg dironeska wax lagu sawiro taas oo bartilmaameedyo cayiman wax ka basaasi karta oo u kala gooshi karta masaafo dhan 120 ilaa 85 kiilow mitir oo isku wareeg ah.


Waxana la daraasaynaya hirarka radioga iyo hirbaacyo la xiriiri kara xuduud hirbaaceed oo isku dheeli tiran yacni maquul ma aha radio mawjadihiisa laga jir galiyey mudug in laga dhagaysto bosaaso iyadoon loo samayn xuduud hirbaaceed oo isku dheeli tiran waa in marka hore sambal la sameeyo si loogu guulayso isku xirka hawada iyo daraasaynta jawiga.

Previous Post Next Post