Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Jirkaaga dhinaciisa, Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? ðŸ˜
Waa Marka Lagu dhaqayo iyo Marka Lagu kanfayo Labadaba.
Marka Lagu soo duugo Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jirkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo lagana soo tago ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜.
Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay Camal Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax Mar Oo isku Xig Xigto Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.
Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jiro godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabiga ayaad Madax Ku dir dirsaneysa
Marka Aad Aragto Xaaladaada in aysan Caadi aheeyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.
Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.
Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga salalaahu calayhi wasalam
Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara 😢
Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa labo albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada
Mid ka Kale isagane Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.
Markaa ka dib Labo Meel mid ayaad Aadi Ama janno Ama Naar Allah Naga badbaadiyee
Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada
Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Oranayaa, Waxaa Kuu imaaday Wiikaaga ama Hooyada Ama Gabadhaada Ama Xaaskaaga.
Ruuxdaada Weey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa buurka Sare Ee Carada Qabriga , Waxeey rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu dhihi doona qofka imaaday Ee Soo Booqdaha ah.
F: G: Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keeno Dambiyada aan galeyno Wll mcn
-Dhamaanteen Allah Noo dambi dhaafo
- Khaatumada Allah Noo hagaajiyo Aamiin dheh
Hadaba Waan Ku soo gaarsiiyay Dacwadan Adigane Allah dartiis U faafi Nabiga salalaahu calayhi wasalam
Waxa Uu yiri " بلغوا عني ولو كان ءاية "
Alle khaatumada khayr ha inooGu khatiMo
IGuLa SaLi Nabi Muxamed salalaahu calayhi wasalam
Si qoraalkaan dad badan u gaadho waa in qof waliba asxabtiisa u share gareeyaa wa intaas oo aad ku heeshaa Danbi dhaaf mahadsanidiin
Qormadan waxa xuquuqdeeda leh walalken Yusuf siciid cabdulaahi
Allaha ka abaal mariyo sida quruxda badan ee uu u qoray anagana Alla naga dhigo kuwa ku camal falla walal sii share gare oo gaarsii walalaga kugu dhow