Afsomaligu saan soo sheegnay waa luuqad balaaran oo aad u baaxad wayn mana aha wax maqaal iyo warbixino lagu soo koobi karo
Wuxuna ka mug wayn luuqado badan markii la eego xubinta uu kaga jiro caalmaka inakstoo la hagraday oo uusan helin cid tafaftir balaaran ku samaysta
Maxa yeelay iyadoo lagu hawlan yahay ayaa waxa dhacday dawladii milatiga ahayd ee somaliya waxa mahad iyo sharaf iska leh cidii soo gaarsiisay meekhanka uu joogo manta
Maxa yeelay uu ka dhisan yahay illaa heer xaga qaamuuska inkasto uusan dhamastirnayn halyeeydii iyo dadkii usoo halgamay qoristiisa waxay soo gaar siiyeen meekhaan aad u wanaagsan
Inagana waxa laynooga baahan yahay inaan kasiii amaqaadono meeshuu joogo gaarsiinana inaan caalamka u bandhigno cilmiga iyo murtida ku
duugan luuqadan illaa heer lagu tilaami karo cilmi dunidu asan wali daah qaadin
Ingirisku markii uu ka soo laabtay dagaalkii laabaad ee dunida wuxu ku dhaqaaqay suu dunida afkiisa u bari laha halkan american kuna ay ku dhaqaaqeen inay dunida baraan lacagtooda
Ugedo
Mawduucan waxa igu dhaliyey inaan diyaariyo malin aan saa u fogayn ayaan dhalin yaro waxan waydiiyey eray somaliya oo askiisu yahay carabi waxa asal ahaan somaliga lagu yiraado cid sheegta waan waayey
Waxan ka xumaaday siday ingiriiska ugu dheerayan hadana afkooda aysan u aqoon waa ayaan daro war hadii inagu burbur dhalanay oo aynaan ku soo aadin xili wadanka dawladi ka jirto oo waxa aan baranay ayihiin ku meel gaar
Waa inaan caruurtena danbe asan ku dhicin baylahdaas waa inaan u diyaarina jiilka soo socada macluumad ay ku qancaan oo asan ka sii dhumin jidka wadada meeshi boor yeelata waa laga leex shaa si loo helo wado nadiif ah
Hadaan u soo laabano mawduuceena waxan isku dayeynaa inaan say tahay raad raac ugu samayno afkeena hooyo erayda iyo jumlooyinka waa hore lumay iyo kuwa dhalan rogmay
Iyo daraasaynta maah maahyada iyo erayda murtida ku laran
Duluc ahaan daraasandan waxay ku qotonta raad raaca erayda waa hore laga hayaamay hada wixii ka danbeeya waxan si toos ah u galaynaa mawduuceena warbixinadan hordhaca ahi waa gogol xaar daraan mugwaynaanta afkeena hooyo