Afsoomaligu waa Luuqada ugu balaaran mandaqada geeska Africa
Waa luuqad facwayn oo dib ugu laabanaysa qarniyaal afsomaligu wuxu ka midyahay isir ahaan bah yarada afafka kushitiga oo ka mida bahwaynta loo yaqaan afro Asiatic kuwaas oo ka kooban 375 af oo dad ka ku hadalana lagu qiyaaso 3000 oo milyan afafkaasi waxay ku firiqaanyihiin waqooyiga iyo bariga dhulka saaxil ee caro edegta Africa iyo dalalka ku yaal koonfurgalbeed ee qaarad aasiya afafkasina waxay ka kooban ayihiin 6 af oo wawyn Kala jaad ah
1: afafka berberka 2: afafka jaadhka 3: masarida
4: afafka semitigga 5:afafka kuushka 6: afafka beejada
Afafka kushitiga waxa lagaga hadlaa dalalka dhaca geeska Africa afka ugu balaran waa afsomaliga afkan wax laga helaya inka nadan 12 milyan oo eray oo aan intoda badan hadan la adeegsan waayo waxa ku milmay afkan luuqado qalaad sida carabiga ingiriiska iyo talyaaniga daraasad aan wali la daahqadin ayaa waxay sheegaysa in uu afkani yahay cilmi aan wali dunida loo bandhigin oo aad u baaxad wayn somaluj wa cilmi markaad eegto iyo maah maahyada iyo gabayda murtida ku laran waxa dareemaysa in afsomaligu yahay cilmi gaar ah
Dal walbo dunida ku yaalla waxyaabaha uu ku faano waxaa ka mid Horumarinta afkooda hooyo si ay dunida u fahansiiyaan muhiimadda uu leeyahay afkooda iyo dhaqankooda somali badan nahay iskada inaa Horumarino afkeen waxan adeegsanayo Erayo iyo jumaldo qalaad mararka qaar mawduucan waxan doonayna inaan ku daah qaadno ku Erayo iyo jumado aan soo dhowayan adeegsigooda oo qof somaliya hadii aad waydiiso Ama usheegto uu layaabayo waa waxa igu dhaliyey inaan mawduucyo dhaadheer ka sameeyo qabta soo socadota ayaan ku soo bandhigayna tiraba dhawr jeer insha allah