Bismilah
Waxan salamaya umada somiyed dhaman meel walboo aad joogtaan waxan idiin hayaa qadarin iyo xusham maraliba waxan jecelyahay inay midowdo umada somaliyed oo yeelato hadaf iyo hiigsi say ula jaan qaado umadaha urumaray
Oo aan ka tango qabyaalada una kur kursano qaranimo saan u bilaysano khayraadka ceegaga gayigeena ee ay u kala hororsanayan dawladaha bariga dhexe iyo kuwa jaarka inala ah Aduunka kama jirto dad isku isir dhaqan iyo af iyo diinba hadaba waxa la diidan yahay inaad midowdo una soo jeesato khayradkaga
Walalayal ani waxan idinka codsanaya inaad YouTube subscribe Ii dhahdaan saan u muujino isku duubnaansho aad ayaad u mahad santihiin