Sidee noloshada u BADALI karaa


Waxan Raba Inaan badalo noloshayda waa kalamad ay adagtahay inuu is waydiiyo qof Ku naalonaya mar un in uu dunidan wax Ku soo kordhiyo Waxa jirta Xigmad Oranaysa Malinta Ugu fiican Noloshayda Waa Malintaa Aad Go-aan Sato In Aaad Noloshayda adigu aad maamusho yacni inaad Ka xoroowndo in qof uu wax kuu sheego oo aad adigu aad la timaado macno noloshada wax Kaga badalayso sida caadooyinka Kaa hortaagan inaad guul gaarto oo aad Ka takhalusto wax walbo noloshada caqabad Ku keenaya


Qaacidooyin

Waa inad la timaado qaacidooyin aad Kaga xuub siibanayso noloshada caadiga ah Waxa jirta Xigmad Oranaysa qof walboo nagamida wuxu Ka fakaraya in uu dunidan wax Ka badallo ama la yimaado hindisooyin aan wali aadamuhu daah qaadin balse ma jiro qof Ku fakaraya in uu noloshiisa wax Ka badalo wax walba waxa Ka horaysa inaad fahanto sirta noloshada oo aad Kala barato waxa aad Ku wanagsan tahay iyo waxa aadan Ku wanagsanayn taasina waxay u baahan tahay daraasad aad isku samayso

Xigamad news

It is a local media that will operate in accordance with the law in Somalia

Previous Post Next Post